Galmudug oo war ka Soo saartay jarista Dhirta (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, & ka ganacsiga dhuxusha iyo ugaarsiga duur-joogta.

Amarkan ayaa lagu farey laamaha fulinta in qofkii lagu qabto falalkan la horgeeyo maxkamadaha awooda u leh.

Galmudug ayaa amarkaan duldhigay Shacabka inta badan ku Howlan jarista Dhirta, waxaana La falay Hay”aha Amniga in ay Tilaabadaan ay qaadaan.