Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Wafti u Dirtay Degaanka Kaxandhaale oo Dhawaan Dagaalo Ka dhaceen(Sawiro)

Galmudug oo Wafti u Dirtay Degaanka Kaxandhaale oo Dhawaan Dagaalo Ka dhaceen(Sawiro)

0

Wafti uu Hogaaminaayo ugaas maxamed ugaas axmed oo ay Qayb Ka Yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa Gaaray deegaanka Kaxandhaalle ee Galbeed Dagmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud.

Ugaaska Iyo xubnaha kale ee safarkaan ku wehlinaayay oo la Kulmay Bulshada deegaankan ayaa Ka Xog Waraystay Xaalada amni ee deegaanka waxaana uu ku Baaqay Nabadayn iyo wada Xaajood Dhinacayada Dirirtu deegaanka ku dhex martay.

Ad
Previous articleDeg Deg Alshabaab oo Caawa lawareegay Meel u dhow Guriceel
Next articleDagaal Qasaaro dhimasho iyo Dhawac gaystay oo Ka dhacay Magaalada Matabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here