Home Wararka Maanta Dagaal Qasaaro dhimasho iyo Dhawac gaystay oo Ka dhacay Magaalada Matabaan

Dagaal Qasaaro dhimasho iyo Dhawac gaystay oo Ka dhacay Magaalada Matabaan

0

Ciidamo ka tirsan dowladda oo isku haysta lacagta is baarada/koontoroolka ayaa Xalay  isku xabbadeeyay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa laga soo sheegayaa dagaal u dhexeeya ciidamo dowladda ka wada tirsan oo ku sugan degmada Matabaan.

Waloow aan la xaqiijin Tirada  Dhimashada iyo Dhawaaca ka Dhashay Dagaalkaas.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo Wafti u Dirtay Degaanka Kaxandhaale oo Dhawaan Dagaalo Ka dhaceen(Sawiro)
Next articleFaah-Faahin Dagaalka ka Dhacay Degmada Matabaan oo Khasaaro ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here