Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo...

Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo HOP137

0

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu shaacinayaa guddiyadda xulista kuraasta HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo qabashada.

 

Kuraastaan ayaa Ka Mid ah Kuwa yaala Degmada Dhuusamareeb ee Caasimada  Galmudug hal kursi ayaana Ka Haray Guud  ahaan Kuraastii Taalay Dhuuusamareeb .

Xiligii loo Qabtay Doorashada Soomaaliya ayaa Waxaa Ka Harsan 3 Beri oo kaliya waxaana Dhiman oo ilaa Hada aan La Dooran 105 Xildhibaan

 

Ad
Previous articleDiyaarado Gargaar Sida oo Maantay loo Diray Magaalada Gaalkacyo
Next articleKursiga HOP137 oo La ogaaday Cida Loo Xiray ee Kusoo Bixi Doonta kaas oo Dhawaan Galmudug lagu Dooran Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here