Home Wararka Somaliya Galmudug Diyaarado Gargaar Sida oo Maantay loo Diray Magaalada Gaalkacyo

Diyaarado Gargaar Sida oo Maantay loo Diray Magaalada Gaalkacyo

0

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarado u soo dirtay magaalada Gaalkacyo, kuwaasoo sidda gargaar loogu tala galay dadka ay abaaruhu saameeyeen.

 

 

 

Mudug ayaa ka mid ah gobolada dalka ee ay ka jiraan abaaraha daran ee sameeyay dadka, duunyada iyo duurjoogta.

Diyaaradaha oo laba ah ayaa ka kala degaya Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo oo ay ka kala arrimiyaan Puntland iyo Galmudug.

Xukumadda, Wasaaradda Gargaarka iyo Guddiga Abaaraha Qaranka ayaa wada dadaal lagu caawinayo dadka ay abaaruhu sameeyeen, iyaga oo hadda gobolada dalka gaar siinaya kaalmadii ka timid Imaaraadka.

Ad
Previous articleMid kamid ah xeryaha AMISOM oo Gubtay iyo Qaraxyo Waawayn oo laga Maqlay
Next articleGalmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo HOP137

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here