Home Wararka Maanta Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo...

Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo HOP137

0

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu shaacinayaa guddiyadda xulista kuraasta HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo qabashada.

 

Kuraastaan ayaa Ka Mid ah Kuwa yaala Degmada Dhuusamareeb ee Caasimada  Galmudug hal kursi ayaana Ka Haray Guud  ahaan Kuraastii Taalay Dhuuusamareeb .

Xiligii loo Qabtay Doorashada Soomaaliya ayaa Waxaa Ka Harsan 3 Beri oo kaliya waxaana Dhiman oo ilaa Hada aan La Dooran 105 Xildhibaan

 

Ad