Home Wararka Maanta Galmudug oo Martigalinaysa Dagaalo Qabiil iyo Matabaan oo Markale Dad lagu...

Galmudug oo Martigalinaysa Dagaalo Qabiil iyo Matabaan oo Markale Dad lagu Dilay

0

Galmudug ayaa Ku Jirta Marxalad Cusub oo Salaka Ku Haysa aanooyin Qabiil Xalay Waxaa Degmada Matabaan Lagy Dilay Laba wiil oo Dhalinyaro aha kuwaas oo Caan ka ahaa Degmada Matabaan mid kamid ah Dhalinyarada la Dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Faarax cabdi Towle.

Ragaan Waxaa Dilay Rag Kasoo Jesda Isla Besshooda Cayr kuwaas oo ugu aarguday Rag Walaalahiid ah oo Laba maalin kahor lagu Dilay laba baar.

Waana Dagaal Hor leh oo ka Dhex socda Besaha Cayr Dhexdeeda .

Dhanka kale Beelaha saleebaan iyo Cayr ayuu Dagaal culus ku dhexmarayaa Xananbuure iyo Dhuusamareeb.

Maamulka Galmudug ayaana Wali Talaabo Xoogab Qaadin oo lagu Qaboojinaayo Xiisadahaan soo cusboonaaday.

Ad
Previous articleDagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Deegaanka Xananbuure
Next articleDagaal culus oo Tan iyo Shalay kasocda Duleedka Balibusle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here