Home Wararka Maanta Galmudug oo Maantay si Rasmi ah loogu Soo Kordhiyay Sadex Degmo oo...

Galmudug oo Maantay si Rasmi ah loogu Soo Kordhiyay Sadex Degmo oo Cusub

0

Baarlamaanka Dowladda Galmudug ayaa ansaxiyey Degmooyinka cusub ee Gadoon, Godinlabe iyo Xero-dhagaxleey oo dhamaanba noqonaya kuwo sharci ah.

Tirada Degmooyinka cusub ee Baarlamaankani ansaxiyey ayaa gaartey 12 degmo oo wax la qaybsanaya degmooyinkii hore ee sharciga ahaa.

Horay Waxa Degmooyinkaan u Ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug Maantay Waxaa Meel Mariyay Baarlamaanka Galmudug Waxaana u Dhiman Kaliya Saxiixa Madaxweyne Qoor Qoor.

Degmooyinkaan ayaa Waxaa Kala Daga Gadoon Beesha Cayr Godinlabe Beesha Saleebaan iyo Xeradhagaxleey oo Beesha Sacad ay Dagaaan.

Ad