Home Wararka Maanta Galmudug oo la wareegtay gaadiid ay UK ugu deeqeen (Sawiro)

Galmudug oo la wareegtay gaadiid ay UK ugu deeqeen (Sawiro)

0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegtay inay la wareegtay 2 gaari kuwaas oo ay ugu deeqday UN.KA

Gaadiidkaan ayaa loogu talo galay sugitaanka Amniga Gobolka mudug

Iskuduwaha Wasaaradda Amniga Galmudug ee Gobolka mudug Bare Abshir ayaa qeexay inay gaadiidkaan loogu talo galay inay ku shaqeeyaan Saldhigga Shabeel maanta la wareegeen

Ad