Home Wararka Somaliya Galmudug oo ka war bixisay Qaraxii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Galmudug oo ka war bixisay Qaraxii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalmudugĀ  Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Gaalkacyo kula kulmay qaar kamid ah qeybaheeda kala duwan sida ganacsatada Culimada iyo dhalinyarada ku dhaqan mMagaalada.

Madaxweynaha ayaa ku amaanay ganacsatada reer Galmudug maalgalinta ay ku sameeyeen deegaanka asagoona ku dhiirogeliyay iney sii ballaariyaan maalgashiga iyo ganacsiga xorta ah.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalmudugĀ  Axmed Cabdi Kaariye ayaa sidoo kale waxaa la filaaa in kulamada uu halkaasi kasii wado, sida Maamulka, Saraakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Axmed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug ayaa Gaalkacyo u tegay dejinta xiisad ka dhalatay dil & Afduub loo geystay Seekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo ahaa maamulihii Xarunta Daryeelka Agoonta Ee Gobolka Mudug.

Ad
Previous articleDowlada Somaliya oo ka hadashay wararka sheegaya in Somalia & Kenya ka heshiiyeen kiiska Badda
Next articleFaahfaahino laga helayo Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here