Galmudug iyo Jubaland oo Ka Horyimid Golaha Wasiiirada Cusub

War saxaafadeed si wadajir ah usoo saareen madaxweyne kuxigeenada dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayey uga soo horjeesteen magacaabista golaha cusub ee wasiiradda uu
magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Barre.

Labada Madaxweyne kuxigeen ayaa sheegay in lagu xadgudbay nidaamka awwood qeybsiga beelaha, waxa ayna xuseen in aysan ku qanacsaneyn qoondada kaga soo aaday xukuumadda cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*