Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug iyo Hirshabelle oo ka soo Horjeestay Muddo Kororsiga Farmaajo Loo sameeyay...

Galmudug iyo Hirshabelle oo ka soo Horjeestay Muddo Kororsiga Farmaajo Loo sameeyay (Akhriso)

0

Maamul gobaleedyada Galmudug iyo HirShabeelle ayaa ka soo horjeestay muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo oo ay ka aamusnaayeen tan iyo 12-kii bishaan.

Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay saareen labadaan maamul ayey ku sheegeen in aysan aqbali doonin burbur dalka ku yimaada, taas oo ka dhalata muddo korarsiga Madaxweynaha

Labadaan maamul ayaa cambaareeyay dagaaladii ka dhacay Muqdisho waxayna ku baaqeen in la dejiyo xaalada iyo in la qabto doorasho ku qotanta heshiiskii 17-kii Sep ee 2020

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay Iska difaacayso Ciidamada Milateriga
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Taageeray Go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here