Home Wararka Maanta Gabar Soomaali ah oo Dalxiis u Timid Dalka Turkiga oo Meydkeeda laga...

Gabar Soomaali ah oo Dalxiis u Timid Dalka Turkiga oo Meydkeeda laga Helay Hotelkii ay Daganayd

0

Ayan Mohomed Dhoba oo 26jir ah asal ahaan kasoo jeeda somalia haysatana dhalashada Dalka Uk ayaa maydkeeda laga helay hotel ay ka dagnayd Istanbul .

Ahmed oo ah ayaan ninkeeda ayaa ka dambeyay dilka xaaskiisa sida ay poliska Turkiga shegeen .

Ahmed ayaa xaaskiisa dalxiis ahaan u keenay Dalka turkiga iyagoo ka yimid dalka Britain.

Lama oga Sababta ku Kaliftay Axmed inuu Dilo Xaaskiisa Wayihii Danbe Waxaa Soo badanaaya Raga Soomalaida oo Xaasaskooda Dilaaya.

Ad