Home Wararka Somaliya Jubbaland Gaari Alshabaab Qaraxyo kusoo Rareen oo Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

Gaari Alshabaab Qaraxyo kusoo Rareen oo Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

0

Ciidamada Amniga Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa Qabtay gaari laga soo buuxiyey waxyabaaha Qarxa oo ay Alshabaab doonaysay in ay ku Galiso Gudaha Magaaladaas.

Guddoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi ayaa uga mahadceliyey ciidanka Amniga shaqada adag ee ay bulshada u hayaan iyo fashilinta dhagarta Kooxda Alshabaab oo Doonaayay inay Waxyeelo ku gaystaan Qaraxaan

Guddoomiyaha ayaa kula dardaarmay ciidamada ammaanka in la joogteeyo shaqada adag isla markaana ay muujiyaan howlkarnimo iyo feejinnaan dheeraad ah.

Ad
Previous articleWararkii u dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Turkiga
Next articleDowlada Turkiga oo War kasoo Saartay Weerarkii lagu Qaaday Baarlamaanka Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here