Home Wararka Maanta Gaalkacyo Heshiis laga gaaray Dhacdo lagu dilay 3 nin oo reer Guuraa...

Gaalkacyo Heshiis laga gaaray Dhacdo lagu dilay 3 nin oo reer Guuraa ah ( Sawiro )

0
6 Apri 2021, Madaxtooyada Dawlada Puntland waxaa maanta ka dhacay shir Amni oo lagu xalinayey dhacdadii 17 March ay ku dhinteen 3 nin oo reer Guuraa xoolo dhaqato ah.
Shirkaan oo ahaa kii 4aad waxaa lagu kala qaatay $ 1000 USD oo Duug ah iyo $ 1000 qorigii falka lagu fuliyey ah ninkiiba, iyadoo isla goobta lagula kala wareegay lacag cadadkeedu dhamaan $ 6’000 USD.
Waxaa kale oo lagu balamay in ninwalba laga bixiyo 100 Neef oo geel ah sida uu ilaahay ka jideeyey qofka ninka ah magtiisa, waana markii 1aad oo ay xeertaan odayaasha labada dhinac ee Goballa mudug wadda dagan.
Fulinta go’aamada lagu xalinayo dhacdadaan iyo Guud ahaan xasilinta Gobalka waxaa qaatay Maamulka labada dhinac Puntland iyo Galmudug.
Shirkaan waxaa waddada shir Guddoominayey Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo War ka soo saartay Xaalada Doorashada Soomaaliya
Next articleShirka Maamul Gobaleedyada iyo Dowladda Fedraalka oo Maanta Lagu balansanyahay