Home Wararka Maanta Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe

Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe

0

Garowe oo lasoo dhoobay ciidamo wata Gaadiidka Dagaalka

 

Wararka ayaa sheegaya in xubno kasocda beesha caalamka ay maanta ku wajahan yihiin magaalada Garowe kuwaas oo qiimeynaya hanaanka doorashada qof iyo cod ee la doonayo in laga qabto Puntland

Qaarkamid ah saamileyda siyaasada ayaa dhankooda aad u diidan qabashada doorasho toos ah waana sababta keentay xiisada ka taagan Garowe

Ad