Banaanbax Looga Soo Horjeeday Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana Banaanbaxa uu ka dhacay Seebiyaano.
Waxaa ka qeyb galay Wasiirkii Hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Xubna kala duwan, waxaana Lagu Taageerayay Rooble.
Siyaasiga C/raxmaan C shakuur iyo Axmed Fiqi Ayaa ku Eedeeyay Farxaan Qaroole iyo Taliye Kaniif oo ah Taliye ku xigeenka Boliiska inay Hor istaageen.
Banaanbaxa ayaa istaagay waxaana Lagu Eedeeyay Boliiska inay Hor istaageen iyagoo u adeegaya Madaxweyne Farmaajo.
Ad