Home Wararka Somaliya Jubbaland Fartaag oo Markii Ugu Horaysay Ka Horyimid Saaxiibkiis Axmed Madoobe

Fartaag oo Markii Ugu Horaysay Ka Horyimid Saaxiibkiis Axmed Madoobe

0

Senetor C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo mar soo noqday Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland ayaa ka hor-yimid muddo kororsiga loo sameeyay Madaxweynaha Jubbaland, kaddib markii shalay Baarlamaanka Jubbaland uu hal sano ugu daray muddo xileedkii Madaxweynaha oo markii hore ahaa afar sano.

“Ma filayo falkii shalay ay sameeyeen Baarlamaanka Jubbaland ee baal marsanaa Dastuurka inuu aqbalayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo aan horay isla diidnay muddo kororsigii dowladdan middii ka horeeyay ay sameysatay oo dalka khal khal gelisay”

Ad
Previous articleGudoomiyaha Cusub ee Degmada Cadaado oo lagu Wareejiyay in Ka Badan 20 boos oo Dhul ah(Sawiro)
Next articleMilkiiliha Hotelka Hayat oo Beeniyay arin Halis aheed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here