Home Wararka Somaliya Farmaajo oo Darajadii iyo Xuquuqdii uu lahaa ka xajuubiyay Saadaq Joon

Farmaajo oo Darajadii iyo Xuquuqdii uu lahaa ka xajuubiyay Saadaq Joon

0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Saadaq Cumar.

Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga xayuubiyay Saadaq Joon wixii xuquuq ah ee uu lahaa ka hor Darajo ka xayuubinta ka hor ee uu sharcigu tilmaamayay.

Saadaq Cumar Xasan ayaa shalay Warbaahinta ka soo Muuqday ka dib markii uu sheegay inuu Hor istaagay Shaqadii xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xubnaha Mucaaradka ayaana si weyn usoo dhaweeyay Go’aankii shalay uu qaatay Taliyihii Boliiska Gobalka Banaadir Saadaq Joon oo Xilkii darajadii iyo dhamaan xuquuqdii uu lahaa Laga xayuubiyay

Ad
Previous articleSawiro: Puntland oo Gaalkacyo ku soo bandhigtay Ciidan kasoo goostay Dowlada
Next articleFarmaajo oo Caawa saxiixay Muddo kordhin Laba sana ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here