Home Wararka Maanta Farmaajo oo Caawa saxiixay Muddo kordhin Laba sana ah

Farmaajo oo Caawa saxiixay Muddo kordhin Laba sana ah

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya aqlabiyad ku ansixiyey shalay oo taariikhdu ahayd 12.04.2021.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay sameeyay Muddo kordhin Laba sana ah waxaana arinkaasi uu abuuray Walaac Farabadan oo ay Muujiyeen Siyaasiinta Soomaaliyeed, Shacabka, Musharaxiinta iyo Beesha Caalamka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Loo arkaa inuu Sii Joogi karo Muddo dheer maadaama aysan Jirin Culeysyo badan oo wajahayo.

Ad
Previous articleFarmaajo oo Darajadii iyo Xuquuqdii uu lahaa ka xajuubiyay Saadaq Joon
Next articleDowladda Mareykanka oo Qorsheenaysa Cunaqabateen ay saarto Madaxda Soomaaliya (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here