Home Wararka Maanta Farmaajo Beri Baarlamaanka Soomaaliya Hortagaayo Tan Iyo Doorashadii Kadib

Farmaajo Beri Baarlamaanka Soomaaliya Hortagaayo Tan Iyo Doorashadii Kadib

0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berri la isugu yeeray Kulanweynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Ajandaha kulanka berri la isugu yeeray ayaa waxaa ka mid ah dhaarinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Xildhibaan Abadiya noqonaya.

Ajandaha kulanka:-

1. Dhaarinta Madaweynihii hore M.ne Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Adv Dahir – Xubin Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgalinta Dastuurka
2. Doorashada Guddoonka Guddiyadda Golaha Shacabka.

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa
Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo

Ad
Previous articleWilliyam Ruto oo u jawaabay Raila Odinga
Next articleDeg Deg Qaraxyo Culus oo ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here