Home Wararka Caalamka Faransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub

Faransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub

0

Faransiiska ayaa maanta la wareegaya xilka madaxtinimada EU ka dib Slovenia.

Waxaa lagu dabaaldegay magaalada Paris iyadoo la siiyay calaamadda caanka ah ee magaalada – Tower Eiffel – waxana lagu shiday buluug iyo xiddigaha jaalaha ah ee Midowga Yurub.

Markii ugu dambeysay Faransiisku uu noqday hogaanka Midowga Yurub waxay aheyd 2008.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa sidaas darteed bilaabay mashquul badan sanadka cusub.

– waa inuu door muhiim ah ka ciyaaraa hogaaminta Midowga Yurub isla markaana ay tahay inuu u dagaalamo dib-u-doorashada madaxtinimada Faransiiska ee bisha Abriil.

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan

Maxaad ka ogtahay muhiimada Soomaaliya u leedahay diyaaradaha dagaalka ee Bayraktar Akinci

Labadii diyaaradood ee ugu horreyay oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akınci ,ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay milkiyadooda leedahay Soomaaliya. Diyaaradaha oo ay ku xiranyihiin tiknoolajiyad

Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo iska bur-biriyay Kaabayaasha Dhaqaale ee Muhiimka

Dowladaha Ruushka iyo Ukraine, ayaa wali sii wada duqeymo culus ay is dhaafsanayaan, kuwaa oo waxyeelo xooggan gaarsiiyay kaabayaal dhaqaale oo labada dalba muhiim u ahaa. Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin

Furuumaha Dagaalka ee Dowlada oo loo diray Dhaqaatiir iyo Gurmad Xoogan

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo luugu tala-galay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah
Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Guddi wasiira ah u Magacaabay Afgambigii Xafiikiisa Lagu sameeyay
Next articleDooni Siday 440 tahriibayaal ah oo ku soo xirtay dalka Talyaaniga