Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Fahad Yaasiin oo U Duulay Magaalada Baladweyne

Fahad Yaasiin oo U Duulay Magaalada Baladweyne

0

Taliyihii hore NISA Fahad Yaasiin ayaa hadda ku sii jeeda magaalada Beledweyne, halkaasoo la filayo inuu berri ka soo qaato kursiga Xildhibaannimo ee HOP086.

 

waxa safarkiisa ku wehliya gacan yarihiis C/raxmaan Dheere, iyadoo tagitaanka maanta ee magaalada ay ku soo aadeyso, qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Beledweyne.

Waxaa la filayaa inuu galabta qaato shahaadada Musharaxnimo, sidoo kale berri uu kursiga ku soo baxo, iyadoo Ergadii dooran laheyd ugu diyaarsan yihiin garoonk diyaaradaha Beledweyne.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Baladweyne iyo Dad badan oo Ku Dhintay(Sawiro)
Next articleFahad yasiin oo Ka Dagay Baladwayne Asagoo U Xirantahay Koofi lagu Buufiyay Nabad iyo Nolol(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here