Zeynab Xaabzey Gudoomiyaha Warta Nabada ayaa ka bad baaday Qaraxi ka dhacay KM4 balse waxaa ugu dhintay Askar ka mida ilaaladedi iyo kuwa kale oo kusugnaa Goobta oo aheyd Contorolka Nabad sugida
Qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda ayee ku shegtay in ay nabad qabto balse ay ka dhinteen ilaaladeda qeyb ka mida .
Zeynab horay waxaa dhaawac halis ah ka soo gaaray weerarkii lagu dilay duqi hore ee Muqdisho ENG Y.
Lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee Ka Dhashay Qaraxaan oo kusoo Beegmay Xili Loo Balansanyahay Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.
Ad