Faah Faahin Ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka hordhac a ah oo Laga  helaayo Qaraxa ismiidaamin ah oo Goor dhaw ka dhacay Taleex ayaa sheegaya in qaraxa lagu dhuftay mid ka mida baabuurta qunfulan ee AMISOM oo goobta marayay.

Ilo kala duwan ayaa noo sheegay in gaariga lagu dhuftay Qaraxa uu socodkiisa sii watay.

Qaraxa ayaana waxyeelo ba’an u geestay Iskuulka Mocaasir oo ka mida iskuulada ugu waaweyn Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Booliska Qaybta guud ee Gobolka Banaadir ayaana gacan weyn siiyay kooxaha gurmadka Degdeg ah si goobaha Caafimaadka loo gaarsiiyo dhaawacyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*