Home Wararka Caalamka Eritrea oo cidamo laga laayay Yaa ka laayay? halkan ka akhriso

Eritrea oo cidamo laga laayay Yaa ka laayay? halkan ka akhriso

0

TPLF ayaa sheegtay labadi maalmood ee u dambeeyey iney dagaal la galeen ciidamada Eritrea.

Afhayeenka TPLG Getachew Reda bartiisa Twitterka wuxuu ku qoray iney labada dhinac ay ku dagaallameen jiidda hore ee Shiraaro.

Wuxuuna intaa ku daray dagaalka iney soo qaadeen ciidamada Eritrea ayna ku dileen tiro ka mid ah ciidamada Eritrea.

Afhayeenka Dowladda Itoobiya Leggese Tulu oo BBC u warramay wuxuu sheegay inuu xaqiijin Karin dagaalka ay TPLF sheegtay.

Leeges waxaa kale oo uu sheegay iney jirin sabab ay ciidamada Eritrea dagaal ugu soo qaadaan fallaagada TPLF.

Ad
Previous articleCiidamada Dowladda oo Muqdisho ku qabtay dad dhacgaysanaayay
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo si aan Caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Sawirado)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here