Home Wararka Maanta Duqayn Culus oo ka socota Koonfurta Mudug iyo Alshabaab oo Dhul Howd...

Duqayn Culus oo ka socota Koonfurta Mudug iyo Alshabaab oo Dhul Howd ah laga Saari la,yahay

0

Duqeyn culus ayaa lagu beegsaday Saldhig kooxda Alshabaab  ay kulahayd Duleedka Degaanka Dhagaxdheer ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Deegaankaan ayaa Waxaa Shalay weeraray Ciidamada Daraawiishta Galmidug iyo Kuwa Deegaanka kuwaas oo lagu  soo jabiyay Dagaalkii ay ku Qaadeen Dhagax Dheer.

Ciidamada Dowlada ayaana Shalay Kasoo Cararay Laba Askari oo uga Dhintay Dagaalkaas Balse Saakay ayaa La Filayaa inay Qaadaan weerar Rogaal Celin ah Diyaaradaha Dagaalka ayaana Haatan Bilaabay Duqayn Culus.

Deegaankaan ayaana Ah Dhul Howd ah oo aybAdag tahay in Si Fudud Alshabaan looga Saaro Alshabaab ayaana Difaacyo Adag kasamaystay Deegaankaan iyo Dhul balaaran oo kubTeedsan.

Ad
Previous articleWaare oo raali gelin ka bixiyey weerar afka ah oo maalmo ka hor uu ku qaaday Wasiirka Gaashaandhigga iyo Dadka Dhuusamareeb Daga
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu Qabtay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here