Home Wararka Maanta Drkii Dilaaga ahaa Kaptan Jeego iyo Biyamaalow oo Saakay La Toogtay

Drkii Dilaaga ahaa Kaptan Jeego iyo Biyamaalow oo Saakay La Toogtay

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Tiirka Toogashada Gaysay si looga  Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa Biyamaalow, Jeego & Dhaqtar Fanax, waxa ay sedaxdaba u wada fuliyeen  Qaraxyo iyo Dilal iyagoo La Shaqaynaayay Alshabaab

1-Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow).

Oo ka Tirsanaa Cidamada Dowlada si Hoosena ula Shaqaynaayay Lacagna ka Qaadan Jiray Alshabaab kaas oo Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab geeyey Garoonka Aadan Caade kuwaas oo Dilay Ajaanib iyo Askar Amisom ka Tirsan.

2-Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego).

Oo Asna Sheegay inuu Ka Carooday Xil laga Qaaday darteed Go,aansaday inuu Alshabaab u Fududeeyo Qaraxo Dad badan Ku Dhibteen oo ka kala Dhacay Liido iyo Mallka Xamar wayne.

3- Maxamed Cabdi Nuur Jiirow (Dhaqtar Fanax).

Dr Fanax ayaa Asna Qirtay inuu Ka Tirsabaa Alshabaab Dilayna Dad Badan oo Shacab ah iyo Xildhibaanada Aamni oo Sanadkii Hore lagu Dilay Bakadweyne.

Sarkaal Hore, Sarkaal shaqeynayay & Sarkaal iyo Dhaqtar sheegad ayay kala ahaayeen.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Garsoore Maxamuud Caraale oo lagu Dilay Muqdisho
Next articleAlshabaab oo weerar Toos ah Ku Qaaday Saldhig Ku Yaala Gudaha Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here