Dowladda Soomaaliya oo Taageertay Shiinaha

Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buux u muujisay dowladda Shiinaha madax bannaanideeda siyaasadeed iyo mid dhuleed, waxayna ku baaqday in loo hoggaansamo qaraaradii QM iyo Midowga Afrika.

Xiisadda u dhaxeysa Shiinaha iyo Mareykanka ayaa cirka isku shareertay markii Shiinaha ka caroodeen booqashadii Guddoomiyaha Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ku tagtay Taiwan. Sidoo kale Shiinaha ayaa dhoolatus milateri ka wada marin biyoodka Taiwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*