Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu Soo calisay Dhalinyaro ku xirnaa...

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu Soo calisay Dhalinyaro ku xirnaa Liibiya (Sawiro)

0

Dowladda Somaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay Boqolaal Dhalinyaro oo ku xirnaa xabsiyada Libya.

Dhalinyarada qaarkood ayaa ilmo iscelin waayay, iyagoo sheegay inaysan rumeysan karin in dalkooda kusoo noqdeen.

Dowladdan ayaa dowladihii kale ee soo maray dalka kaga duwan inay dhalinyaro badan dib usoo celisay, kuwaas oo nolol iyo geeri u dhaxeeyay.

Ad