Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya oo La wareegtay Gaadiid Nuuca Dagaalka ah (Sawiro)

Dowladda Soomaaliya oo La wareegtay Gaadiid Nuuca Dagaalka ah (Sawiro)

0

Dowladda Soomaaliya oo Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda Turkiga iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gashaanndhiga Xukumadda Federaalka ee uu horkacayay Wasiiru-dowlagga wasaaradda Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa

Gaadiidkaan ayaa Loogu Talagalay in ay ku shaqeeyaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed waana kuwa Gaashaaman.

Ad
Previous articleKooxda Taalibaan oo La wareegay Madaxtooyada Afgaanistaan
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Shir Deg deg ah isugu yeeray Madaxda Maamul Gobaleedyada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here