Home Wararka Somaliya Somaliland Dowlada UK oo ka Hadashay Dabkii Xalay ka kacay Hargaysa

Dowlada UK oo ka Hadashay Dabkii Xalay ka kacay Hargaysa

0

Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Liz Truss, ayaa qoraal ay barteeda Twitter-ka ku baahisay ku sheegtay in dabkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka kacay suuqa magaalada Hargeysa ee Somaliland uu ahaa mid naxdin leh.

Liz Truss ayaa sheegtay in dowladda UK ay la shaqayn doonto Somaliland iyo saaxiibada caalamka si ay taageero ugu raadiyaan dadkii uu khasaaruhu gaaray.

Ad
Previous articleMuusa Biixi oo Halmalyan oo Doolar ugu Deeqay Ganacsatadii Xalay Ku Hanti Beelay Hargaysa
Next articleGabar 40 sano Kadib Sabab Layaableh ku Heshay ninkii Walaalkeed Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here