Home Wararka Maanta Dowlada shiinaha oo Gaadiid Dagaal iyo Saanad Milateri Soo Gaarsiisay Dowlada Soomaaliya(Sawiro)

Dowlada shiinaha oo Gaadiid Dagaal iyo Saanad Milateri Soo Gaarsiisay Dowlada Soomaaliya(Sawiro)

0

Dowladda Shiinaha ayaa gaadiid dagaal iyo agab ciidan ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyada oo ku wareejisay Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xilli Somaliland ay xiriir la yeelatay Taiwan oo ah Gobol ka Go’ay dowladda Shiinaha.

Ad