Home Wararka Maanta Dowlada ingiriiska oo Taageertay oo Raysulwasaare Rooble kana Horyimid Farmaajo

Dowlada ingiriiska oo Taageertay oo Raysulwasaare Rooble kana Horyimid Farmaajo

0

Dowladda Ingiriiska oo taageertay RW Rooble.

Vicky Ford MP “Waxaan hadda la hadlay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Si aan ugu celiyo taageerada UK ee ku aaddan Shirka degdeg ah oo ay yeelanayaan Madasha Wadatashiga Qaran si wax looga qabto walaaca doorashada loona helo natiijo degdeg ah, oo lagu kalsoonan karo”

Waxaa sidoo kale ay tiri ” Dhammaan dhinacyada waa in ay ka fogaadaan falalka kicinta ah, Sidoo kalena abbuuri kara rabshadaha”.

Ad
Previous articleTaliyaha NISA yasin Farey ayaa ciidamada Nisa uga Digay inay Siyaasada Ku milmaan
Next articleDeg deg Dagaal Xoogan oo ka Socda Magaalada Baladwayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here