Doorashada Xildhibaanada aqalka sare ee Galmudug oo dib u dhacaysa

Baarlamaanka Galmudug ayaa galay fasax kooban Sida ay ay  xaqeejiyeen xubno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug

Xildhibaanada ayaa dib iskugu soo laaban doono 1da August, Waxa ayna tani meesha ka saareeysaa in Doorashada aqalka sare aysan ku dhici doonin jadwalka la soo saaray ee ahaa 25ka bishan July.

Warar kala duwan ayaa sheegay in ay suurta gal aytahay in Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay ka dhacdo Doorashada aqalka sare Sida jadwalka ku xusneed ee hore loogu heshiisyay.

Galmudug wili kama aysan Hadlin Wararka sheegaya in dib u dhac doorasho ay ka dhici karto deegaanada Galmudug oo Lagu soo dooranayo Xildhibaanada aqalka sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*