Home Wararka Somaliya Galmudug Doontii ugu Horeysay ee Kuluumaysi Ayaa ku xiray Dekeda Hobyo. (Sawiro)

Doontii ugu Horeysay ee Kuluumaysi Ayaa ku xiray Dekeda Hobyo. (Sawiro)

0

Doontii ugu horeysay oo kalluumeysi ayaa kuso xiratay Dekadda Kalluumeysiga Degmada Hobya oo isbuucii lasoo dhaafay xariga laga jaray.

Kalluumaysato badan ayaa dhib ku qabay soo xirashada doonyaha waaweyn ee kalluumeysiga, iyagoo haataan si fudud ugu dajin karo kalluunka iyo aargoosatada ay soo jilaabtaan isla markaana ka qaadan karaan shidaalka, cuntada iyo barafka ay doonyahaha saartaan kalluumeysatada.

Dekaddu waxay kordhin doontaa dhaqaalaha iyo wax soo saarka kalluumeysiga Galmudug, sida Wasaaradda Kaluumaysiga Galmudug ay shaacisay.

Dekedaan ayaa Muhiim weyn u ah Dowlad Gobaleedka Galmudug, waxaana Hadda soconaya  Qorshe ah in Ganacsatada Galmudug in Maciishadooda ay kala degaan.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo la Kulmay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed (Sawiro)
Next articleFarmaajo oo u ambabaxay Wadanka Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here