Home Wararka Somaliya Dilal ka Dhacay Goordhow Magaalada Muqdiaho

Dilal ka Dhacay Goordhow Magaalada Muqdiaho

0

Koox biskoolada ku hubaysan ayaa goordhaw ku dilay labo askari oo ka tirsan ciidanka dowladda agagaarka Hotel Shaam oo u dhaw isgoyska Carwo idko ee Muqdisho.

kooxdii dilka gaystay ayaa goobta isaga baxsatay waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan dowladda kuwaas oo baaritaano ka wada halkaas.

 

Shalay ayay ahayd Marki Qof Shacab ah Lagu Dilay Degmada Wardhiigleey amaanka Magaalada Muqdisho ayaa Faraha Kasii Baxaaya 24saac ee Udanbaysay

Ad
Previous articleTirada Saraakisha Ciidamada Xooga ee Ku Geeriyooday Dagaalki Cadakibir oo korartay
Next articleDad loo soo Qabtay Dilka Cabdikaafi Cabdixamiid Warsame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here