Home Wararka Maanta Dhowr baraha bulshada ah oo laga Xanibay kooxda Taliban

Dhowr baraha bulshada ah oo laga Xanibay kooxda Taliban

0

Youtube -ka ayaa xiray dhammaan akoonnada ay leeyihiin ama ay maamulaan Daalibaan. Tan waxaa ku dhawaaqay shirkadda lagu magacaabo Alphabet Inc.

shirkado badan oo warbaahintu waxay maalmihii u dambeeyay muujiyeen inay raaci doonaan isla khadkan. shirkada waxaa ku jira adeegga sheekaysiga ee FacebookWhatsApp , oo xirtay khad ay Taalibaan abuurtay markii ay la wareegtay Kabul .

Khadka ayaa awoodi kara in dadka rayidka ah ee magaalada inay soo sheegaan weerar gacan ka hadal ah ee dhaca, ama dhibaatooyin kale.

Facebook ayaa shalay sheegtay in shirkaddu ay u aqoonsatay Taliban in ay tahay koox argagixiso sidaa darteedna aysan oggolaan doonin waxyaabaha in soo galiyaan.

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal
Next articleAmnest international oo fariin ku saabsan COVID-19, udirtay Dowladda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here