Home Wararka Maanta Dhismayaashii ku Burburtay weerarkii Hotelka Hayat oo dib u dhis Lagu bilaabay...

Dhismayaashii ku Burburtay weerarkii Hotelka Hayat oo dib u dhis Lagu bilaabay (Sawiro)

0

Dhismayaashii ganacsi ee ku burburay weerarkii Xayaat hotel oo dib u dhis lagu billaabay.

Weerarkii Xayaat ayaa intiisa badan waxaa Ku Burburtay Gooba ganacsi waxaana Hada dib loo bilaabay dib u dhiska Goobahaas ganacsi

Dhamaan Goobaha burburiyay ee laamiga ku yiilay ayaa ahaa Goobo lagu iibin jiray Qalabka gaadiidka ee Spare Partska

 

Ad