Home Wararka Caalamka Dharbaaxo ku dhacday William Ruto xili la isu diyaarinayo dacwad ka dhan...

Dharbaaxo ku dhacday William Ruto xili la isu diyaarinayo dacwad ka dhan ah guushiisa

0

Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto.

Codsiga ayaa ahaa in lix kamid ah guddiga doorashada (IEBC) laga mamnuuco ka qeyb galka dacwadda doorashada madaxweynaha, iyadoo go’aamisay in khilaafka la horkeeno garsoorayaasha.

Ruto, ayaa doonaya in afarta xubnood ee guddiga doorashada, ee ku rayiga ah isbaheysiga Azimio, inay dhanka isbaheysigaasi maraan.

Xubnaha afarta ah, ayaa haatan qeyb ka ah xubnaha guddiga doorashada ee dacwadda doorashada lagu muransan yahay ee la gudbiyey ka jawaabaya.

Maalinta bari ah ayey maxkamaddu si rasmi ah u bilaabi doontaa dhageysiga dacwada.

Waxay haysataa maxkamadda inay go’aan ku gaarto illaa iyo 5-ta bisha September.

 

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo kulan Xasaasi ah la Qaadatay Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (Sawirro)
Next articleSheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dal Soomaali Badan lagu Dilay Walina lagu Dilaayo (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here