Xildhibaan qaali Cali shire oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka JFS ayaa difaacday Ra’isul Wasaare iyo Taliyaha NISA Mahad Salaad oo fahad yaasiin uu ku Eedeeyay inay dileen ikraan Tahliil Faarax.
Qaali shire ayaa ku eedeeysay Fahad yaasiin inuu yahay Tuhunsane lagu tuhmayo dilka ikraan tahliil, iyadoona difaacday Mahad salaad, Rooble iyo Alcadaala.
Waraysiyo cajiib ah ayaa laga qaaday fahad uu Dowladda Xasan Sheikh ku eedeenayo
Ad