Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Laba Afle uga hadlay Heshiiskii Burburay

Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Laba Afle uga hadlay Heshiiskii Burburay

0

Saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlusunna ayaa sheegay in dadaalladii ay wadeen ee ku aadana in lasoo afjaro colaada in uu fashil kusoo dhamaaday.

Generaal Abshir Aadan labo Afle ayaa sheegay in dhammaan qodobadii  ay wadeen in ay diideen Ahlusunna ay sheegeen in marnaba aysan aqbali doonin wax wadahal ah oo ay la galaan maamulka Qoorqoor, maadaama dhawaan lagu qaaday dagaal Culus

 

Ad
Previous articleHeshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna u socday oo Burburay
Next articleWasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Shaqadii ka Joojisay Madaxii Waxbarashada Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here