Home Wararka Somaliya Galmudug Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Shaqadii ka Joojisay Madaxii Waxbarashada Gurceel

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Shaqadii ka Joojisay Madaxii Waxbarashada Gurceel

0

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa  shaqo joogin ku samaysay Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Guriceel

Xasan Cabdullahi Gudoomiyaha Waxbarashada Gurceel ee Galgaduud Ayaa Lagu Eedeeyay Amar diido iyo Xil gudasha La”aan waxaana Laga xayuubiyay Xilka Gudoomiyaha Waxbarashada Gurceel.

Ad
Previous articleDhageyso Shirka Jaraa’id ee Laba Afle uga hadlay Heshiiskii Burburay
Next articleSchoolkii Galmudug ay ka dhisatay Bohol Maxuu isku Badalay ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here