Home Wararka Maanta Dhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel

Dhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel

0

Dagaalada lagu barakacay ee ka dhacay Gurceel islamarkaana u dhaxeeya Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Galmudug oo garab ha helayo Ciidamada Dowladda ayaa sabaabay Khasare kala duwan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamaayay.

Saraakiil badan ayaa shalay Dowladda Soomaaliya looga dilay dagaalka waxaana ka mid ahaa Taliyihii Ciidamada Gorgor ee XDS.

Shacabka Muqdisho ayaa baaq u diray Madaxda sare ee DFS Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca, waxayna ka dalbadeen in Colaada la joojiyo

 

Booliska Puntland oo ka Warbixiyay Dagaal ka dhacay Magaalada Garoowe

Ciidanka Booliska Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad maanta ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo dhexmaray laba ciidan sababayna dhimashada labo askari iyo dhaawaca 5 kale oo labada

Xulalka Somaliya iyo Guinea oo ku kala baxay bar-baro kulan ka tirsanaa isreeb reebka Koobka Aduunka

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Xalay kulan ka tirsanaa isreeb reebka Koobka Aduunka ee sanadka 2026-ka ee kaga hortagay dhigiisa dalka Guinea oo ay ku kala baxeen 90-kii daqiiqo ee ciyaarta

Muuqaal Duube ka tirsan Kooxda Shabaab oo lagu qabtay Koonfur Galbeed

Wararka ka imaanaya Degmada Waajid ayaa sheegay in ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka hor tageen weerar ay Koox ka tirsan Al shabaab ku qaadeen fariisin ciidamada maamulka Koonfur

Sirdoonka NISA oo Sheegay in Xubno ka tirsan Shabaab lagu dilay Sabiid iyo Caanoole

War kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Sabiid iyo Caanoole oo lagu bartilmaamaysaday horjoogayaal iyo dagaalamayaal ka tirsan Kooxda

Abiy Ahmed oo Sheegay in Itoobiya aysan Rabin Dagaalka Ereteriya si ay Bad u hesho

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu aanu rabin in uu dagaal la galo waddanka Ereteriya si uu u gaadho Badda Cas, taasoo muddo dheer Addis Ababa ku taamaysay gaadhisteeda.
Ad
Previous articleDagaalka Gurceel oo xoogaa qaboobay Mana jiro wax risaas ah oo la maqlayo
Next articleMaamulka Degmada Cadaado oo Maalinta Birita ah iclaamiyay isu soobax, Hadaba Maxuu yahay