Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaalka Gurceel oo xoogaa qaboobay Mana jiro wax risaas ah oo la...

Dagaalka Gurceel oo xoogaa qaboobay Mana jiro wax risaas ah oo la maqlayo

0
Dagaalka Guriceel saakay ka qarxay ayaa haatan qaboobay, waxaana saacadihii lasoo dhaafay socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacadda oo ah halka ay ku hareen Ciidamada taabacsan Ahlu-Sunna.
Madaxda Galmudug iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa ugu dambeyn aqbalay in maleeshiyaadka Ahlu-Sunna ee lagu go’doomiyay qaybo ka mid Guriceel loo furo wado ay ku baxaan, isla markaana la siiyo fursad ay dhaawacyada ilaa shalay yaalay iyo meydka ku qaataan.
Labo saacadood ayaa la siiyay Sheekh Shaakir in uu Guriceel uga baxo, kadib dalabkiisa taasi oo ku eg lixda duhurnimo ee maanta, sidaan waxaa xaqeejiyay Warbaahinta Dowladda
Ad
Previous articleDeg Deg Madaafiic ku soo dhacay isbitaalka istarliin ee Degmada Gurceel
Next articleDhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here