Home Wararka Somaliya Galmudug Maamulka Degmada Cadaado oo Maalinta Birita ah iclaamiyay isu soobax, Hadaba Maxuu...

Maamulka Degmada Cadaado oo Maalinta Birita ah iclaamiyay isu soobax, Hadaba Maxuu yahay

0

Maamulka Degmada Cadaado ayaa iclaamiyay isu soobax Roob doon  ah oo Berri lagu qabanayo Degmada Cadaado si Allaah looga baryo raxmadiisa in uu noogu deeqo.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulahi C raxman Tootoole ayaa bulshada ugu baaqay inay kasoo qeyb galaan Salaada Roob doonta ah.

Bulshada Cadaado Ayaa Lagu wargaliyay  in Biri ay isugu yimaadaan Goob Fagaara ah si Alle oo dadka iyo Deegaanka u Soo Qaboojiyo.

Banaanbaxa Ayaa ah roob doon Waxaana ka qeyb galaya Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug

Ad
Previous articleDhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel
Next articleWar Deg Deg Ah: Ahlu-sunna oo Codsatay Fursad in la siiyo si Magaalada Uga Baxaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here