Home Wararka Maanta Deni oo u wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada madaxtinnimada

Deni oo u wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada madaxtinnimada

0

Deni oo u wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada madaxtinnimada

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo sidoo kale ah musharrax madaxweyne ayaa ka dagay magaalada Muqdisho halkaasoo oo ka billaabi doono ololihiisa doorashada.

Deni ayaa waxaa soo dhaweeyay xildhibaano badan, masuuliyiin kale iyo shacab isugu soo baxay afaafka garoonka Aden Cadde.

Deni ayaa mar sii horreysay ku dhawaaqay musharraxnimadiisa, wuxuuna ku biirayaa dhowr iyo toban musharrixiin kale oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Den: “Munaasabad qurux badan oo soo dhaweyn ah ayaa naloo sameeyay. Aad ayaan uga mahadcelineynaa, xildhibaannada, masuuliyiinta iyo shacabka na soo dhaweeyay.Waa safar taariikhi ah oo samatabixin ah maadama Saciid Cbdullaahi Deni uu yahay musharrax madaxweyne” from Jaamac Dabaraani afhayeenka Deni kuna sugan magaalada Muqdisho.

Jaamac Dabaraaniafhayeenka Deni kuna sugan magaalada Muqdisho.
s

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleGudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo Mudo Ka Dib lamagacaabay
Next articleQoor Qor oo Si aan caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)