Sida ay Mudug24 u xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan, Madaxweyne Deni ayaa maanta u sheegay xubnaha Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Puntland in uu yahay musharax Madaxweyne Federaal, wuxuu sheegay in uu fursado badan haysto.
Farmaajo iyo isaga oo kaliya ayuu sheegay in ay Kursiga Villa Somalia isku haystaan, ayna rajo ahaan siman yihiin, dhaqaale ayuu sheegay in uu haysto.
Madaxweyne-nimada Puntland ayuu cadeeyey in uusan rabin, kuna soo laaban doonin balse uu doonayo in la ambabixiyo, oo cabashada beelaga laga caawiyo damintooda.
Qadiyada Boosaaso, ayuu sheegay in uu qaatay xalkii Isimadda.
Ad