Home Wararka Maanta Sawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb

Sawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha DGM iyo wafdigiisa.

Ad
Previous articleQax iyo Cabsi xoogan oo caawa ka Taagan Degmada Matabaan iyo Gadiid Dagaal oo ka baxay Dhuusamareb
Next articleCiidamada Amniga oo Burburiyay Gooba Ganacsi oo ku yaala Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here