Home Wararka Maanta Ciidamada Amniga oo Burburiyay Gooba Ganacsi oo ku yaala Muqdisho

Ciidamada Amniga oo Burburiyay Gooba Ganacsi oo ku yaala Muqdisho

0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ayaa Maanta Burburiyay dhismo iyo Gooba Ganacsi oo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan.

Goobahaan Ganacsi Ayaa loo Burburiyay sababa la xariira Amar ka soobaxay Hay’adaha Amniga ee Dowladda Soomaaliya.

Degmooyinka Kaaraan Shibis iyo yaaqshiid waxaa ka jiray in Mudda ah Dhibaatooyin la xariira dhac iyo boob ay gaysanayaan dad Hubaysan oo Shacabka dhibaateeya.

sidoo kale waxaa la Burburiyay Ganacsiga Sandaqado ah oo Lagu iibin jiray Waxyaabaha Maanka dooriya.

Ad
Previous articleSawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirada dalalka Masar iyo Norwey (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here